Thursday, November 6, 2014

Siyaasadu maaha Dumarow xisbi lagu biiro oo cayda lagu soo barto

Dhamaan dadwaynaha reer Somaliland, warbaahinta kala duwan, waxaan idinku salamayaa salaanta islaamka asalaamu calaykum, salaanka dib waxaa dhawaananahan ku soo badanaya media-yaha, ama caadaystay inay xukumada talada haysa ay cay iyo aflagaado kula dhacayaan, waxaan leeyahay wali maynaan arag dumar intaa meel lag u soo ururiyo la yidhaa, video iska duuba oo caaya xukumada  dumarka waxaan kula taliyanaa, ka ku ciyaarina  magaca dumarnimo maaha, gabadh intay media-yaha soo fadhisato in ay caydo  raga karaamo iyo sharaf ku leh  dalkan Somaliland , dumarow inaga maaha in ay ina hodaan rageenu ,kaliya  inaga waxaa ina looga  baahan yahay in aynu ka adkaano  hawlaha guriyaheena maha in aad iibsato sharafta dumarnimo ee aad leedahay , waxaa wax lala yaabo ah ama la arki jiray gabadh , gabadh kale u jawaabta lakin maaha gabadh in ay cay ula kala baxdo raga dalku ku dhisan yahay.

Ugu danbaystii waxaan talo iyo tusaale  siinayaa  haweenka caadaystay in ay xu kumada ka caayaan  media ama raga uu maanta qarankani ku  dhisan yahay ka af lagaadaynaya media-yaha , dumarow maanta hadii aynaan  nabadeena iyo dalkeena aynaan i laashan cidna nabad ku seexan mayso, dumarna waa laf dhabarta dalka iyo dadka e , ha luminina sharafta alle idinsiiyay ee ku eekaada ragiina iyo guryihiina maaha oo kaliya inaad cay la soo baxdaan idinka oo aan siyaasada dhan kala haysan  waxaanan sheegayaa haweenkii maalintii dhawayd ka caytamayay  media-yaha .

Allaa  Mahad leh

Kamiila Abdi

kamiila.nuura@gmail.com

Sweden Stockholm