Thursday, November 13, 2014

Sahra Axmed Jaamac iyo Waayaheeda Fanneed iyo Nololeed:Daawo Waraysi

sahra axmedFanaanadda Caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac oo ka mid ah fanaaniinta loogu jecel yahay uguna codka macaan  hobolladii Waaberi, ayaa waraysi dhinacyo kala duwan taabanaya waxa la yeeshay Wariye Cumar Seerbiya oo magaalada Hargeysa ku waraystay.

Waraysigan ayaa Fannaanadu kaga warantay waayaheedii fanneed iyo nololeed.

Sahra Axmed Jaamac oo wakhtigan ku nool magaalada Hargeya, waxa  ay sheegtay inay markii ugu horeysay Masrax laga heeso soo istaagtay sannadkii 1969-kii wakhtigaas oo ay ka qayb-qaadatay Riwaayaddeedu ugu horeysay ee ay ka qayb-gasho.

Hadba halkan waxaanu idinku soo gudbinaynaa Qaybta 1aad ee Waraysi Wariye Cumar Seerbiya kula yeeshay Gurigeeda magaalada Hargeysa oo wariyuhu ku booqday.

Halkan ka Daawo: