Hadaba iyada oo ay guusha meeshaa ka dhacday ay ahayd mid aan idhaha laga qarsan karin ayaa waxa ayukumada Taagta darani soo abaabushaykoox aan anigu ugu magac daran Jawaab Quute Yaal oo intay Tvga Isaso taagaan kolaba odhanaaya hebel ayaan mushaaxnimadiisa taageersanahay adeer qoladaas Reer Berbera Sheeganaysaa Waxaba kama tihidin Magaalada ee ninkan lafihiisa u cadiban hasii waalina Codna uma haysaan
Yarka Haamaha Shidaalka Jooga ee Naanaysta lehna waxaan leeyhay walaahi Fartaad dhexda ka Qaniin doontaa hadaanad joojin dhawaaqayadan faraha badan oo aad cagaha dhigan waydo sidoo kale miyaad weligiin aragteen Shaaqale Dwaladeed oo Media kaleh waxaanu ku biirnay xisbi hebel walee waa yaab tan o kale maanu arag
Hadaba guntii iyo ebogebadii waxaan kusoo af meerayaa maqaalkan Nin Daad Qaaday