Digniinta ayaa ku wajahan natiijada ka dhalan karta qaflada golaha Wakiillada lagula wareegay, waxaanay daboolka ka qaadeen inay taasi dhaawacayso xasiloonida iyo kala dambeynta siyaasadda iyo nabad-gelyada.
kani waa dhaqaaqii ugu horeeyay ee bilowga xiisad laga cabsi qabo inay saameyn ku yeelato degenaanshiyaha siyaasadda ee somaliland oo ku beegmaya xilli kala qaybsanaan shacbi iyo dareenno is-huwani jiraan.
Sida ay u hadleen Salaadiinta iyo wax-garadka Reer Togdheer oo isku dhaf ahaa, waxay ka dar-daar wariyeen isku dhac iyo fowdo, laakiinse ilaa hada ma cadda waxa uu bedeli karo dhawaaqoodu.
Halkan ka Daawo Shir Jaraa'id: