
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxame d Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa, Qoysaskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee ay ka baxeen Marxuumiinta kala ah Koosaar Cabdilaahi Yaasiin, iyo Maxamed Axmed Xasan (Carwo) oo ku geeriyooday Dalka Ingiriiska 08.11.2014.
sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi gaara u dirayaa La-taliyaha Arrimaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Mudane Axmed Xasan Cabdi (Carwo) iyo dhamaan reer Carwo, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida Maxamed Axmed Carwo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN