Monday, November 10, 2014

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qiray inuu lumiyey kalsoonidii shacabka. Dhegeyso

Waxa la yaab ahayd waxaan kusoo noqday dalka iyadoo lagu sheekaynayowaxan ka turjumayn..”

DSC_0044(1)Hargeysa(GNA)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo Maanta ka hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Siyaasada Arrimaha Gudaha, Dibeda ee dalka iyo Doorashooyinka, ayaa markii u horeeyey si dadban u qiray inay luntay kalsoonidii bulshadu ku qabtay Xukuumaddiisa, isla markaana aanay umaddu ku qanacsanayn Siyaasada nidaamka uu madaxda dalka hagayo, waxa’se uu naqdiyey dhaliilaha Maamulkiisa loo soo jeediyo.

Halkan ka dhegeyso:

[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Kormeerka-Madaxweynaha-JSL-Mudane-Axmed-Maxamed-Silaanyo.mp3"][/audio]