Monday, November 10, 2014

Hambalyo Meher Wacan

Aabo Nuux Aw Cali Caynaashe, Hooyo Maryam Nuur Xadi, Muuse Ibraahim Khaliif, Khadar Cabdi Muuse, Subeer Haybe Faarax iyo xaaskiisa, Guuleed C/laahi Nuur iyo xaaskiisa, Khaalid Axmed Warsame iyo xaaskiisa,  C/raxmaan Maxamed Daahir, Jibriil  Axmed Daahir, Guuleed Maxamuud  Cabdi (Asoobi) Xasan Aadan Cali iyo xaaskiisa, C/qaadir Muxumed Maax iyo xaaskiisa, Mustafe Cabdi Muuse (Jabiso) iyo xaaskiisa, Maxamed Aadam Farax, Axmed C/laahi Jaamac (Cadho) iyo xaaskiisa, iyo Abiib Cabdi Faarax iyo xaaskiisa iyo Xasan Axmed Jicsan.

Dhamaanba asxaabtani waxay hambalyo u dirayaan

Maxamed Nuur Aw Cali

iyo

Xamd Cabdi Cumar

Oo meherkoodu 7-dii bishan ka dhacay magaalada Wajaale

Waxaanay leeyihiin aqalgalkiina ku gaadha barwaaqo iyo caafimaad qab, Illaahayna ha idinka dhigo qoyskii lagu nasto ee lagu negaado.

Aamiin, aamiin, aamiin