Waxaanu xukuumadda u soo jeediyay inay ku eekaato dhexdhexaadnimada arrintaasoi.
Ganacsadde Maxamed Bedde oo shalay Shir Jaraa’id ku qabtay magaaladda hargeysa ,ayaa si qoto dheer uga hadlay arimo dhawr ah oo ku aaxaluqa khilaaafka Maxjaradda magaaladda berbera ka taagan ee ganacsaddada dalka u dhaxeeya.
Halkan ka dhegeyso:
[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Ganacsade-Maxamud-Bade-Oo-XuKuumada-Talada-Haysa-usoo-jeediyey-in-aanay-Dhinac-u-Xaglin-ee-Ay-Dhexdhaxaad-U-Noqoto-Ganacsatada-Dalka.-Hilaacmedia.com_.mp3"][/audio]