Urrurka caalamiga Ah Ee Transparency International, Oo Warbixin Cusub Ku Bayaamiyay Liiska Dalalka Dunida Ugu Musuqmaasuqa Yar Iyo Kuwa Ugu Musuqmaasuqa Badan
Warbixintan cusub ee Urrurkani soo saaray sannadkan 2014-ka, ayaa lagu tibaaxay in dalalka Soomaaliya, Burindi, Sudan, South, Sudan, North Korea, Afghanistan, Syria, Libya, Iraq,Haiti, iyo dalal kale ayaa kaalmaha u hooseeya ka galay liiskan iyaga oo noqday wadamadda dunida ugu musuqmaasuqa
badan, halka dalalka Denmaek, New Zealand, Finland, Sweden Norway, Switzerland, Sibgapore, Holland, Luxenbourg, Canada.Germany, Australia, Iceland, Britain, Belgum, Japan, iyo Barbados, ay noqdeen Todoba iyo Tobanka dal ee ugu musuqmaasuqa yar wadamadda caalamka.
HALKAN KA AKHRI KAALAMAHA KALA HORAYNTA LIISKA 17-KA DAL EE UGU MUSUQMAASUQA YAR DUNIDA
SOURCE- HALKAN KA AKHRI FAAH-FAAHINTA WARBIXINTAN OO GUJI LINK-GAN HOOSE
Mustafe axmed (Herer)
Herersax@gmail.com
Gobanimonews.com/Office
Hargeisa/Somaliland