Jileyaasha aan Dawliga ahayn ee Somaliland maxay ka yidhaahdeen Shidaal baadhista?Daawo
Hargeysa(GNA)-Mas'uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo ay ka mid ahaayeen wasiirkada wasaaradda arimaha Gudaha iyo Macdanta iyo Tamarta ayaa ka qayb galay looga hadlayay Mashaariicda Shidaal iyo Macdan baadhista Somaliland.
Shirkan oo ay soo qabanqaabiyeen Daladda SONSAF ayey ku soo bandhigeen kheyraadka Wadanka, gaar ahaan shidaalka iyo Baadhitaankiisa.
Waxa ka hadlay Masuuliyiin ka socda laamaha Dawladda iyo Hay’adda SONSAF,kuwaasoo ka waramay muhiimada ka faa’idaysiga Khayraadku u leeyahay dalka.
Halkan ka Daawo: