Warbxin lagu qoray wargeyska Science Daily ayaa lagu cadeeyay in quraanjada godadkeeda laga helay dahaba iyo goobo kale oo u dhow.
Dr.Aron Stewart oo ka tirsan cilmi baadhayaasha common wealth ee dhinaca sayniska iyo warshadaha aya sheegay in cayayaankaasi yar u isticmaaleen in ay ku soo ururiyaan dahabka iyo macadano kale . Taasi oo fudaydaysay helista macadano ay adag tahay in la helo.