Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland Waxa kale oo uu ka hadlay in ay maanta laga bilaabo xidheen xarumihii Aan shaqayn Labadii sano ee u dambeeyay,
Wasiir Cukuse ayaa sheegay inay qabteen idaacadii baadigoob fm waxanu ka hadlay in ay ahayd idaacada aan dalka ka sharciyaysanyn.
Wasiir warfaafinta Somaliland waxa uu cadeeyay in Madaxwayne Siilaanyo yahay musharaxa madaxwaynenimo ee Sanadkan .
Halkan ka Daawo Cukuse oo sidii looga bartay soo saaray Go,aamadiisii ma dhalayska ahaa Daawasho wacan.