Friday, November 7, 2014

War-gelin

SOLJA Guddoomiye ku-xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, Maxamed Cabdi Guuleed (Curad), wuxuu ku war gelinayaa Eheladii, Qaraabadii iyo asxaabtiisa inay caawa Magaalada Hargeysa ku geeriyootay Hooyadii Kinsi Xasan Faarax, laguna aasi doono Xabaalaha Naasa-hablood Berito saacadu markay tahay 10:00 Am, iyadoo laga qaadi doono Gurigiisa oo ku yaalla Xaafada New-hargeysa, gaar ahaana agagaarka Xamdi Hotel ama kaalinta Ina-afdiinle.

Inaa lilaahi wa inaa lilaahi Raajucuun