Sunday, November 2, 2014

Nin sheegtay Suldaanka Bariga Hargeysa oo weeraray Maxbuus siyaasad u xidhan.Daawo

suldaan shegteHoos ka Daawo Nin sheegtay inuu ka mid yahay Salaadiinta Beriga Hargeysa oo sheegay "Xukuumadda Siilaanyo waatii noogu wacnayd hadaanu nahay Beesha Bariga Hargeysa" .

Ninkan ayaa difaacay Wasiirka Arrimaha gudaha Cali Maxamed Waran-cadde oo uu sheegay inay ku taageersanyihiin xadhiga Xoghayaha Xannaanada Xoolaha ee Xisbiga Waddani, kaasoo uu sheegay inaanay kula socon waxa uu ku tilmaamay shakhsi weerarka  Guddoomiyaha Guurtida.

Ninkan oo la sheegay inuu soo abaabulay Wasiir Cali Waran-cadde, ayaa wajigiisa  iyo ka hadalka muwaadiicda siyaasadu indhaha  shacbiga ku cusubyihiin, waxaana waraystay Telefishanka Dawladda oo looga bartay inuu cid kasta oo Dawladda taageersan, isla markaana mucaaridka aflagaadeeya  loo fasaxo shaashadisia xilliga ay siyaasaddu ku qadhaadhaato Xukuumadda.

Halkan ka daawo: