waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa laba Muuqaal oo uu Madaxweynuhu leeyahay oo aad u kala fog, kuwaasoo uu kaga hadlay laba marxaladood oo isku mid ah oo Golaha wakiilladu soo maray xilligan oo talada hayo iyo markii uu Madaxweyne Rayaale dalka xukumayay.
Siilaanyo ayaa maanta dafirsan inuu xidhay Golaha wakiillada, lana wareegeen ciidan, muuqaalkiisa horena wuxuu ka turjumayaa isagoo difaacaya xasaanada golaha iyo inaan ciidamo loo adeegsan karin.
Hadaba halkan hoose ka daawo Shalay iyo Maanta + mowqifyada siilaanyo ee kala fog: