Thursday, November 6, 2014

Xukuumadda Siilaanyo oo uga digtay Mucaaridka inay didiyaan Ajaanibka.Dhegeyso

[caption id="attachment_101141" align="alignleft" width="300"]Maxamed Biixi iyo sawir france Maxamed Biixi iyo sawir france[/caption]

wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland ayaa Xisbiyada Mucaaridka ah uga digay inay shaki geliyaan Dadka Ajaanibka ah ee dalka maal-gashiga iyo ujeedooyinka diblomaasiyaddeed dalka u yimi.

Wasiirka oo hadalkan ka sheegay kulan Madaxtooyadu la yeelatay Safiirka Somaaliya iyo Somaliland u qaabilsan Dawladda France oo dalka booqasho ku jooga, ayaa yidhi “Qofka fowdo kala hortaga dadka dalka maal-gashanayaa waa muwaadin”

Halkan ka dhegeyso:

[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Codka-Wasiirka-iyo-Safiirka-France.mp3"][/audio]