Wednesday, November 5, 2014

Xukuumadda Oo Wareegto Ay Soo Saartay Dibada Ka dhigaysa Toban Guri oo ay leedahay dadkii Ku Jiray

akhriso warqadaas oo ka soo baxday Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland

ASTAANTA QARANKAHargeysa (GNA) - Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland ayaa toban qof oo ku jiray qaar ka mid ah Guryaha Dawlada ku war gelisay in ay ka baxaan.

Wareegto uu ku saxeexan yahay Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland Md. Cali Cabdi Saaqi oo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay Gobanimonews ayaa u dhignayd sidan.
wareegto