Monday, November 3, 2014

Taageero ku socota Musharax Yuusuf Arts

Anigoo ah Aadan maxamed Cabdi(Aadan madoobe) kan mid ah dhalinyarada Gobolka Togdheer,waxaan taageero Buuxda la garab taaganahay  Musharaxa Golaha Baarlamaanka Yuusuf Maxamed Cariish(Yuusuf Arts), kaas oo ah nin dhalinyaro ah oo aqoonyahan ah isla markaana Gobolka xilal qaran kasoo qabtay isla markaan sumcad ku leh Gobolka iyo dalkaba, kana soo bixi kara xilkaas uu u taaganyahay hadii Alle ku guuleeyo.

Hadii aanu nahay dhalinta Beesha uu kasoo jeedo iyo ta gobolkaba waxaanu kula garab taaganahay hiil iyo hoo,Hambalyo Hambalyo ayaanu ku leenahay.