Wasiirradan oo Warbaahinta kula hadlayay Laba luuqadood oo kala afka Soomaaliga oo dhinaca Somaliland uu sharaxad kaga bixiyay nuxurka Heshiiska iyo Luuqada Ingiriisiga, ayaa waxay carabka ku dhufteen inay dhakhso u bilaabmayaan mashaariicda lagu balaysimayo Heshiiskan.
Halkan hoose ka daawo: