Qofka Dhintay ayaa ahayd Gabadh Dhalinyaro ah, sida ay Gobanimonews u xaqiijiyeen goob-joogeyaal. dadka kale ee dhaawacmay waxa la sheegay inay ka mid yihiin Carruur aad u yaryar, hase ahaatee wali taasi ma kala cadda.
Bilayska ayaa awood u isticmaalay kala dareerinta dibad-baxayaasha ah.
Wariyaha Gobanimnews ee Magaalada burco ayaa goor sii horaysay soo sheegay in Mudaharaadeyaashu ku fideen qaybaha kala duwan ee Magaalada.