Waxa Magaalada Hargeysa Aad Looga Dareemayaa Qaban Qaabaday Shir Ay Ku
Dhawaaqeen Dhalinyarada Beel Weynta Subeer-Awal Ka Diba Markii Ay Ka
Biyo Diideen Go’aanka Uu Gaadhay Muuse Biixi Ee Uu Ugu Tanaasulay
Madaxweyne Siilaanyo In Uu Mar Sadexaad Noqodo Murashaxa Xisbiga KULMIYE
Dhalinyardan Oo Shalay Bayaan Ay Soo Saareen Ku Iclaamiye In Shir Deg
Deg Ah Ka Yeelanayaa Xaalada Ku Soo Cusboonaatay Kaas Oo Ay Isugu Iman
Doonaa Dhammaan Aqoon Yahanka Iyo Wax Garadka Beel Weynta Subeer-Awal.
Si Ay U Gorfeeyaan Halka Ay Tageeradooda U Wareejin doonaan Madaamay
Kulmiye Soo Tageerayeen Mudo 10 Sano Ah Balse Ay Ku Hungoobeen Maanta.
Sida Ay Illo Wareedyo Rasmiyi U Xaqiijiyeen saxaafada Shirkan Ayaa Waxa Lagu Wadaa In Uu Qabsoomo Maalinta Arbacada Ee Fooda Inagu Soo Haysa, Kaas Oo Ay Haldoorka Beesha Subeer-Awal tageeradoo maskax maal iyo muruq
ugu Biirin doonaan Labada Xisbi Mucaarad