Halka qaar farxad ilaa wali ku jiraan , kooxohooduna guulo ku naaloonayaan , dhinaca kale waxaa jiray kuwo murugo darteed , ilmaynayay , cidlo kaga hadhay dadkii ay ciyaarta la daawanayeen , isla markaana maalmo u jiifay xanuunka guuldaradii xulalkooda soo gaadhay.