Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja ayaa cambaareeyay xukunka lagu riday Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf iyo Somalilandtimes.
Maxamed-rashiid Muxumed Faarax ayaa xukunka ku tilmaamay mid sharciga Dalka u yaala baalmarsan oo aan la aqbali Karin.
Waraysi Gobanimonews la yeelatay markii Xukunka lagu dhawaaqay kaddib ayaa waxa uu ku sheegay in Suxufiyiintan loo xukumay Wiil Madaxweynuhu sodog u yahay iyo Wasiirka Macdanta iyo Tamarta.
Halkan ka Daawo: