Thursday, November 21, 2013

Tacsi ka timid La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Arwo


Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta  ay ka baxeen shanta muwaadin ee shilka baabuurka ku geeriyooday dorraad si gaar ah waxaan tacsida u dirya   Gudoomiyaha Shirkada Somcable Maxamed Aw Siciid Geedi oo walaalkii Maxamuud ka mid aha marxuumiinta iyo shaqaalaha kaleba.




Waxxuu aha shil naxdin badan oo dalka oo dhan laga dareeme ee Illaahay ha ka yeelo ehel iyo asxaaba kuwa laasima samir iyo duco. Geeri xiligeeda taagan yaan cidina baajin karin.




Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.




Axmed Xasan Carwo




La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha




Ganacsiga iyo Malgashiga