(GNA) Waa geed faa’iidadiisa aan hal qoraal lagu soo koobi karin waxay dawo u tahay cuduradan
WADNE XANUUNKA- KOLOSTAROOLKA-SOKOROWGA- KANSARKA
HARGABKA- LAFA XANUUNKA
basashu waa nooc cad iyo cas faa’iido ahaan waa isku mid waxay ku kala duwan yihiin oo qudha dhadhanka
basashu waa dilaaga bakteeriyada cudurada beerka ku dhaca sida malariyada iyo jooniska
waxay hodan ka tahay vitaminada A B C
dhawaan waxa la ogaaday inuu basasha ku jiro lakab la yiraa GPCS-GAMMA-GLUTMYL-TRANS oo lafaha xoojiya
dalalka dhoofiya waxaa ugu horeeya SHIINAHA waxa xiga HINDIYA, MARAYKANKA IYO TURKIGA.
Diyaariye:C/qaadir Askar
askars4@hotmail.com
Gobanimonews.com