qalina faras ma noqoto milil korkiina lama dhayo, qaybtii 3 aad
Waa kuma wasiirka duulistsa hawada iyo gadiidka cirka maxamuud xaashi cabdi?
1. Waxa weeye wasiirka ugu hanti lunsiga badan, kaas oo caadaystay boobka qaawan iyo lunsiga xoolaha ummada, sida mashaariicdii waa weynd ee dib,u dhiska airpordadaa dalka
Ee dawlada kuwiat inugu caadawisay, waxaana cadayn u ah maalintii roobka badani da,airportka
Cigaaal international airport waxaa fadhiistay Biyo sidii baliyada ama harooyinka , taas oo kaliiftay IN
Diyaaradidarhii iman lahaa ay u kala yaaceen, wadamada dariska ah iyo ka berbera, sidaa darted wasiirku waxa UU dibin daabiyo kula kacay qaranka , taasina waa qudh gooyo qaran.
2 . wasiirku uma eeka nin qarankan mardambe rajjo ka hayso oo doonaya magac taariikh wanaagsan, lakin wuxuu wasiirku jecel yahay dhinaca dhuuniga, sidaa darteed hees geel baa ahayd
Tidhaahda, ninna dhuunuu kugu dhaadhacay,nina dhaqashu kuugu dhabar jabay.
Markaas taarikhdu iyada is qorta lakiin odaygu wuxu ku suntan yahy macaan jecel nimada
Mana ah odaygu dagaal yahan siyaasi ah oo ku sifaysan magac jacayl iyo hogaamin qaran
Waxaan ku talinyaaa in bulshada reer Somaliland qodoba badan aanu soo sheegnay
Ee aanu soo daraasayna ee aa nu ka soo fiirsnay ee aanu ku hubno in yihiin astaamah odayga maxud xashi cabdi wasiirka duulisat hawada haloo tixgaliyo.
3 . Wasiirka duulist hawada bulshada reer Somaliland 99.9 wax kalsooni ah
Uma hayaan ralina kama aha inuu hayo xilka qaranka, sidaa darted,waxaanu madaxweynaha usoo jeedinaynaa inuu tixgaliyo dareenka ummada rer somlailand ee lidiga ku ah musuq ,maasaqa aqoon darrada eexda,
Cuqdada, iyo kala fogaynta midnimada bulshada reer Somaliland e wasiirku ku dhaqmo , madaxweynuhu waa inuu si sharciga waafaqasan oo deg deg ahTalaabo wax ku ool ah oo bulshadu raali kaga noqoto ka qaado, ninka uu xilkaa u dhiibtay ee wasiirka duulista hawada.
4. beel ahaan nama metelo magacyagana wax laguma boobo sharaf dilla uma qalmo .
By maxmed cawl cabdulle gudoomiye ku xigeenka rasmiga ah golaha dhalinyarada beelaha muuse abokor
Lasoco taxanah qaybta afraad