(GNA) Vitamin A waa u muhiim qofka haduu yaraadana waxaa iman kara cuduro ay ka mid yihiin HABEENO cudurada maqaarka tabar daro koriin xumo xagga caruurta Vitaminkan waxaa laga helaa khudradda siiba DABACASAHA ama KAROOTADA CAANAHA Beedka- ukunta siiba SHAHARKA iyo SALIIDDA KALLUUNKA
VITAMIN B oo ku yaraada jirka wuxuu sababi karaa Neerfa xanuun Calool fadhi miisaankoo dhinma xumad iyo qandho joogtaa waxaa laga helaa Vitaminka HILIBKA KALLUUNKA BEEDKA DIGIRTA SAREENKA iyo BEERKA
Vitamin C haduu yaraado wuxuu keenaa bushimo dilaac ilko dhiig difaac yari hargab qabow iwm waxaa laga helaa miraha dhanaan sida liinta oranjiga taamaandhada saytuunka iyo tiinka
Vitamin D waa vitamin lafo xoojiyaha ah yaraantiisa waxuu sababi karaa lafo jileec cuuryaanimo waxaa laga helaa saliida kaluunka burcadka caanaha beedka ha yeeshee isha ugu wayn ee laga qaato Vitaminkani waa QORAXDA
Vitamin A waa u muhiim qofka haduu yaraadana waxaa iman kara cuduro ay ka mid yihiin HABEENO cudurada maqaarka tabar daro koriin xumo xagga caruurta Vitaminkan waxaa laga helaa khudradda siiba DABACASAHA ama KAROOTADA CAANAHA Beedka- ukunta siiba SHAHARKA iyo SALIIDDA KALLUUNKA
VITAMIN B oo ku yaraada jirka wuxuu sababi karaa Neerfa xanuun Calool fadhi miisaankoo dhinma xumad iyo qandho joogtaa waxaa laga helaa Vitaminka HILIBKA KALLUUNKA BEEDKA DIGIRTA SAREENKA iyo BEERKA
Vitamin C haduu yaraado wuxuu keenaa bushimo dilaac ilko dhiig difaac yari hargab qabow iwm waxaa laga helaa miraha dhanaan sida liinta oranjiga taamaandhada saytuunka iyo tiinka
Vitamin D waa vitamin lafo xoojiyaha ah yaraantiisa waxuu sababi karaa lafo jileec cuuryaanimo waxaa laga helaa saliida kaluunka burcadka caanaha beedka ha yeeshee isha ugu wayn ee laga qaato Vitaminkani waa QORAXDA
Diyaariye:C/qaadir Askar
askars4@hotmail.com
Gobanimonews,com