Sunday, November 24, 2013

Sh. Axmed Daad: waxaa gurmad nalaga soo waydiistay Laasqora iyo Gardafuu”.


Akhri Liiska Magacyada Jaaliyadda Somaliyeed ee ka qayb-qaatay Gurmadka Dadka Tabaalaysan::




Boosaaso(GNA)-Culumada Puntland ayaa sheegay in Gurmadka ay garsiinayaan guud ahaan deegaanada ay Duufaantu ku dhufatay.




Sheekh Axmed Yuusuf Daad oo ka mid ah Culumada Gurmadka ka wada Bosaso ayaa sheegay in Culumada Puntland ay ka go’an tahay in Gurmadka ay gaarsiiyaan guud ahaan deegaanada ay Duufaantu ku dhufatay,xilli Culumadu ay ku hawlan yihiin ololaha loogu Gurmanayo dadka ay waxyeelaysay Duufaanta Cyclole03A.




 ‘’Waxa nala kasoo wacay Gobolka Gardafuu iyo Laasqoray waxa nala waydiiyay,maxaa Gobolada kale aad Gurmadka u gaarsiin waydeen,Annagu magaca Puntland ayaan ku balan qaadnay meesha dhibtu ka jirto,meeshaan dhibi ka jirina dhib lama raadiyo,oo qofku hadduu dhaho isagoon baahnayn wa baahanahay marka dambe EEBE baahi  buu ku tuurayaa’’ Ayuu yiri.




Culimada ayaa ka mid ahaa dadkii sida weyn isugu abaabulay samato bixinta kumaanka qof ee waxyaaladu ka soo gaadhay Masiibadda Duufaanka.




Culimadda oo soo bandhigay Liiska dadka ka qayb-qaatay Tabarucaadka.




akhri Liiska:-




Culumada ayaa sheegay in Jaaliyadaha ka qayb qaatay Gurmadka ay ku nool yihiin wadamada;-




 




1-USA.




 




2-UK.




 




3-Norway.




 




4-Denmark.




 




5-Sweden.




 




6-Finland.




 




7-South Afrika.




 




8-Mosanbik.




 




9-iyo France.




 




A.Jaaliyada Copenhagen Denmark $28,090




 




B.Jaaliyada Johanspeg South Africa $23,812.




 




C-Jaaliyada Sweden  $25,000.




 




Waxa xusid mudan in mar kale Jaaliyada Denmark ay ku deeqeen lacag gaaraysa 2,500 oo Doolar,halka la filayo in dhowaan Culumada ay soo gaarsiiyaan lacag Cadadeedu ay gaarayso 10,000 oo Doolar.




 




Marka laga tago Jaaliyadaha si wada wada jirka Gurmadka uga qayb qaatay,waxaa jiray Jaaliyado si kali kali ah Gurmadka uga qayb galay.




 




Culumada ayaa Walaalaha Muslimiinta ah ee Gurmadka ka qayb qaatay ka xusay;-




 




1-Istaahil Axmed Cabdi.




 




2-Asad Cabdi faarax.




 




3-Mahad Faarax Shirwac .




 




4-Cabdulqaadir Cismaan Qandac.




 




5-Maxamed Sheekh Cabdullaahi




 




6-Yuusuf Maxamed Cawil.




 




7-Aadan Cabdulaahi Nuur




 




8-Sacadiyo Sheekh Cilmi.




 




9-Cali Faarax Warsame.




 




10-Cabdi Taajir Daahir Axmed.




 




11-Asli Muuse Warsame.




 




12-Salwe Siciid Xaashi.




 




13-Cabdirashiid Cali Sayid.




 




14-Cabdirisaaq Saalax Maxamed Bangax.




 




15–Jawaahir Jibriil.




 




16-Xaliimo Muuse Yuusuf.




 




17-Amiiro Xusseen Cabdi




 




18-Al-taqwa Al-taqta Masjid.




 




19-Sacadiyo Axmed Abuukar.




 




20-Aamino Maxamed Aadan.




 




21-Shukri Muxiyadiin




 




22-Khdiijo Maxmed Maxamuud.




 




23-Siraad Warsame.




 




24-Samiiro Cabdullaahi




 




25-Sacadiyo Maxamed.




 




26-Faadumo Cumar Abuukar.




 




27-Faadumo Axmed Maxamed.




 




28-Aamino Cabdiwaaxid Xassan.




 




29-Ifraax Yuusuf Axmed.




 




30-Cabdixafiid Sheekh Cali.




 




31-Khadro Maxamed Cabdule




 




32-Liibaan Aadan.




 




33-Aadan Axmed Muuse.




 




34-Saciido Maxamed Seereer.




 




35-Suleekho Xuudi.




 




36-Liibaan Aadan Cismaan Xaaji Daahir.




 




37-Axmed Caynab




 




38-Cabdulqaadir Ismaaciil Axmed.




 




39-Mukhtaar Shanle.




 




40-Al-taqwa.




 




41-Layla Maxamed Cali.




 




42-Amaal Cabdi Faarax.




 




43-Ifraax Cabdullaahi Xusseen.




 




44-Kawasar Cali Yaasir.




 




45-Cabdale Cabdi Cali.




 




46-Xaliimo Cali Maxamed.




 




47-Tamaam Aadan Axmed




 




48-Faadumo Jacfar




 




49-Ubax Ismaaciil Cabdi




 




50-Kamaal Aadan Axmed




 




51-Amaal Muuse Cali.




 




52-farxiyo Muuse Xassan.




 




53-Caasho Axmed Salaad.




 




54-Faadumo Maxamed Muumin.




 




55-Muna Maxamed Ibraahim.




 




56-Xalwo Axmed Xassan




 




57-Faws Ibraahim Nuur.




 




58-Hiba Bashiir Cali




 




59-Huda Ibraahim Jaamac.




 




60-Sihaam Cabdicasiis Axmed.




 




61-Sayid Cabdi.




 




62-Faadumo Ibraahim Maxamed.




 




63-Xusseen Maxamed Muuse.




 




64-Axmed Cabdi Maxamed.




 




65-Maxamed Axmed Xassan.




 




66-Siciid Carab Warsame.




 




67-Yaasmiin Saadiq Maxamuud.




 




68-Cawil Faarax.




 




69-Faadumo Sheekh Maxamuud




 




70-Bashiir Mire Axmed.




 




71-Xaliimo Cabdi Cabdullaahi.




 




72-Cabdullaahi Xassan Cade.




 




73-Raxmo Xassan Ciise




 




74-Ifraax Khaliif Wayrax.




 




75-Mahad Bootaan.




 




76-Hidaayo Maxamed.




 




77-Cabdulle Axmed Yuusuf.




 




78-Maxamed Aadan Jaamac.




 




79-Gargaarka Al-taqwa.




 




80-Guuleed Xassan Axmed.




 




81-Khadiijo Sheekh Maxamuud.




 




82-Saynab Cabdullaahi Yuusuf.




 




83-Amatalaahi Cali Maxamed




 




84-Aamino Maxamed Cali




 




85-Nuura Suleymaan Daahir




 




86-ismaan Aadan Cawad




 




87-Naciimo Maxmuud Mustafa.




 




88-Sahra Jaamac Cumar.




 




89-Faysal Cabdiqani Cumar.




 




90-Khadra Aadan Daahir.




 




91-Faysal Cabdiqani.




 




92-Canab Xassan.




 




93-Cumar Cali Cabdi.




 




94-Ubax Cadow Cumar.




 




95-Dahabo Yaasiin Jaamac




 




96-Cabdiwali Faarax




 




97-Xaliimo Cabdi Muuse.




 




98-Bashiir Mire.




 




99-Cismaan Xaaji Daahir.




 




100-Fardawso Aadan Cali Shire.




Gobanimonews




Garoowe Office