Sunday, November 24, 2013

Guddoomiye Cirro: Xaafadi Xaafad waxay ugu soo wareegtaa waa Xasarad”Daawo


“Waxaad Moodaa inay Xukuumaddu qolooyin badan oo qalqaaliyiin ah Golaha ku soo dirtay”ayuu yidhi Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ka hadlayay Mawqifkiisa ku aadan Khilaafka soo kala dhex galay isaga iyo labadiisa ku-xigeenka Baashe Maxamed Faarax iyo Dr. Cali Yuusuf oo daadifeeyay isku shaandheyn uu Guddomiye Cirro ku sameeyay Guddi hoosaadyada Golaha wakiillada.




Guddoomiyeha oo ka hadlayay aragtidiisa ku aadan Eedeymaha Xisbigiisa waddani looga soo jeedinayo dhanka Xukuumaddu waxa uu sheegay “aniga iyo Xisbiga waddani toona looga baqi maayo inaanu somaliland burburino”




Sidoo kale waxa uu soo qaaday ololaha la sheegay in la doonayo in xilka lagaga qaado ee ka socda gollaha wakiillada.




Halkan ka Daawo: