Friday, November 8, 2013

Saleban Gaal Habar-jeclo ma Metelo.Dhalinyaro


Hadii aanu nhay dhalin yarada beelaha muuse abokor  habar jeclo deegaamkedu yhaay galbeedka woqooyiga  gobolka sanaag,bariga saaxil,woqooyiga sool , sarrara iyo goblka togdher




Waxaanu halakan ku cadynayana in aan afka beesh a habar jeclo la yidhaahdo aanay kaligood ku hadlikarin, odayaal ka tirsan  jilbka habar jeclo inteeda kale  aanay la ogayn  lakiin ay ku hadli karaan  afka mamxed abokor  guud ahaan habar jeclo waxay leedahay saldana guud oo guun ah  oo la yidhaahdo




Reer suladaan cali  waxaa xaaraan ah in  suldaan maxmuud guuleed  oo ay doorteen  jilibka   axmed faarax  la yidhahhdo o ka mid ah jilbada amxmed abokr in aanu sheegaan karin kuna hadli karin  afka beelaha habar xabuusheed,  balse uu ku hadli karo  jilibka doortay ee mamxed abokar  haday wax u wada tashadaan, sidaa darteed cida qudha ee ku hadli karta  magaca habr jeclo  uu yahay suldaan cabdilaahi suldaan cali, saleebaan gaal baan ku hadli karin, suldaan guled baan lu hadli karin cali amreexaan baan ,ku hadli karin siilaanyo ayaan ka hadli karin cidakale aan ku hadli karan maxamad kaahin baan ku hadli karin ,intaa ka dib  waxaan halakn ku cadynyaa in aan habar jeclo  wax talo ah oo ay isla ogthay oo ay isugu timi oo muuse  biixi lagu taageray aaanaya anay jirin cabdi casiis maxmed samaalena  lagu colaadinayo  ama lagu neceb yahay  ninkaa odayga ah mr samaale, ninka ka yidhi muuse a  aayanu wadanaa  waa nin isagoo  soconaya riyoodaay ,




Waana hadal aan haba  yaraate maskaxda soo marin jahli far abadan ka muuqdo waxan kama jiraan




Ninkii yidhi bay utaala lakinhabar jeclo uma wada taalo  shuqula kuma laha




 




Waa been cad  habar jeclo ayaa muuse biixi taageerasan  oo lagu maxafsanayo  oo  gaar u ah maxmed abokor  ama qoyska siilaanyo iyo saleebaan  haab afkeeda ma ha  in laab ni  oo ilmaadeer ah lo kala hiliyo




 




Waaan godob mamxed abokor kagal  habar  awal iyo samaale  sacd muuse galbeed oo aan taa abaal u lahayn  qoysak siilaanyo  waa  nuna ka xunahay  garta eex loo naqo wa lagu god boobaa  saleban iyo maxmed abokor  ardaagiisa  waxy godob ka galeen  sacad muuse  galbeed iyo habar awal oo dhan  waxayna ka farxinayaa qayba sacad muuse ka mid oo ah xuseen abokor  laakin waa isku dir dhagaraysan




 




Ee maha  dan maha  oo reer aha sacad d muse la isku dhufanayo  xaajada muuse iyo samaale waa arin sacd muuse u taal  oo aan habr jeclo  uu ool  xaafadi waxy xaafad ugu gudubta waa xasarad   sidaa darteeed  waxaan aad ugu xunahay haadaanu nahay  dhailn yarada beelaha muuse abokr   ee   ee dhaamaan gobolada oo  dhan kasoo kala jeeda in  Godobta laga galay samaale  aanan  shuqul ku lahayn beelaha muse abokor  waxaanu kaloo uga digayna jilbka is uruursaday ee maxamed abokor in aay usgaga ka daayaan maagca guud ee beelaha ahabar xabuusho  magacana  aanay  wax ku xasaradayn  ee ku wooda gaarka ha sheegtaan  ama ku maxaaf sadaan  ha adeegasdeenba kooda gaarka ah




 




kana daayaan magaca la wada leeyahay  sidaa daradeed   madaama aanu hahay  kaana soo jeedno   beelaha  muuse abokor ee saldanada    guud u haya beelaah habar  xabuusheed bari ilaa galbed




 




 Xaal cad ka biixnaynaa  oo aanu habar awal ka sinaynaa  hadalka qaawana  xajiimaysan ee  cadaawda qaawani ka muuqato  ee godobaysan  ee magaca habar jeclo loo adeegsasday  lana mariyay  waxaanu leenahay waxba kam jiraan  habar jeclana kama soo bixin  dhaqankeeda iyo siyaasadeeda caafimaadka qabta ama fayawba  sidaa daredeed waa mid xaaraan ah oo ah godob laga galay habar jeclo iyo habar Awalba KEENINA DOONTA khliaaf  kala  qaybasanan iyo is qaabad laabada dhinacba  sidaa darteed idina iska daweeya  habar jeclana kama soo bixin wuxuu u gaar yahay  cidi ku tiraabaty  haday tahay suldaan maaxmuud guled iyo saleebeban geel  iyo cali mareexaan iyo jilbkaa  siilanayo




Gebo gebo  1 waxaanu  idiin cadaynayanaa  in hadalakasi yahay meel kadhac ,




2       Waxaanu kaloo idiin soo jedinaynaa  in arimiihina  awal ahan iyo sacad muuse ahaan U agshaan una dhamaystaan




 




3  hadaanu nahy  habar jeclo   waad garanaysaan  hogaanka dhaqanka  hadalkisa hadal aan ahayn oo habar jeclo mateli karaa ma jiro




4 sillaano madaxweyaha waxaanu leenahy magaca noo amaan gali oo sheego maxamed abokar iyo bahugaso iyo kuwaa  cusub  ee aad samaysay  adigu  fadlan    madaxweyne   aamin sananaw siyasadaada




Jilbaakga hoose kana amar qaado waanu kuugu   hambalyay naynaa




Gudoomiye ku xigeenka  golaaha  dhalinyaradda  muuse abokor




maxamed cawl  cabdulle  nuur