Dhamaanba Maamulka iyo Hawl-wadeenada Bahda Gobanimonews meel kasta oo ay joogaan waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan Maareeyaha Hay’adda FAC ee somaliland Yuusuf Cismaan Garas iyo Faysa Jaamac Nuux oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Hudheelka Sumertime ee Magaalada Hargeysa.
Isku waara oo Noqda kuwii Aqal galkooda ku gaadha bash bash iyo Barwaaqo.
Aamin aamin aamin
Dhamaan Reer Cabdi Cali Siciid, dhamaan Reer Ibraahim Cali iyo dhamaan dadka kor ku xusani waxay Hambalyo u dirayaan Boqorka iyo Boqoradda Yuusuf Cismaan Garas iyo Faysa Jaamac Nuux oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Hudheelka Sumer-time.
Waxaanay Illaahay uga baryayaan inay noqdaan labadii Isku waara arooskooda ku gaadha bash bash iyo Barwaaqo.
Aamin Aamin Aamin