Dhamaan dadka hoos ku qoran waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Wariye Abokor Xasan Caafi Oo Walaashi AHUN Marxuumad Cadar Xasan Caafi  ,  Maanta ku geeriyootay magaalada Djabouti ee Dalkaasi Jamuuriyada Djabouti.
	 
	Wariye Cabdale Cali Yuusuf
	 
	Wariye Maxamed Sharbi
	 
	Wariye Maxamed Muuse Bili Bili
	 
	Wariye Maxamed Adan Ibrahin
	 
	Wariye Maxamed  Dabshid
	 
	Wariye Axmed Barakaale
	 
	Wariye Sucaad Jaamac Qalinle
	 
	Wariye Fihiima Yaasiin Muuse
	 
	Wariye Axmed Diriye Ciltire
	 
	Wariye Maxamed Sh.Cumar
	 
	Wariye Hashim Sh.Cumar Good
	 
	Wariye C/casiis Ibraahim C/laahi
	 
	Pro Aadan Diiriye Dixood
	 
	Axmed Xuseen Samaale
	 
	Waxa ayna Ilahay Uga Baryeen In Ilahay Janatu Fardawsa Ka Waraabiyo Ehelkii Iyo Qarabadii ay Ka Baxdayna Samir iyo Iman Ka Siiyo.
	 
	 
	 
	Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin