Horyaalka England haatan wuxuu maraa heer aan la sadaalin karin sidoo kalena todobaad walbo natiijooyin lala fajaco ayaa kasoo baxaan kulamada la cayaaro hadana waxaan marwalbo jecelnahay inaan idiin soo gudbino sadaasha laga bixiyo horyaalkan xiisaha badan, xasuusnaaw Chelsea waxay doonaysaa inay hogaankeeda kusii dhaganaato halka Liverpool, Man City iyo Arsenal aysan weli ka harin Blues hadaba hoos kaga bogo sadaasha laga bixiyay kulamada sabtiga iyo axada la cayaari doono Premiership-ka England sidoo kalena Aqriste adigana argatidaada ka dhiibo sadaashaan xiisaha badan:
	 
	Kulamada Sabtiga
	 
	Man Utd 2-0 Aston Villa
	 
	Crystal Palace 0-2 Chelsea
	 
	Southampton 2-0 Newcastle
	 
	Stoke 2-0 Hull
	 
	Swansea 2-1 Norwich
	 
	West Brom 2-0 Cardiff
	 
	Arsenal 0-2 Man City
	 
	Kulamada Axada
	 
	Fulham 1-2 Everton
	 
	Liverpool 2-0 Tottenham
	 
	Kulanka Isniinta
	 
	Sunderland 2-1 West Ham