Hargeysa(GNA)-Wefti ka socda Dawlada Kenya ayaa maalintii labaad ku sugan Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland.
Weftiga ayaa Maanta Madaxweynaha Somaliland kula kulmay Aqalka Madaxtooyada.
Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka waramay waxyaabaha lagaga wada hadlay kulanka Madaxweynaha iyo weftiga Kenya.
Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay inay somaliland Xaq-daro u aragto Maxkamada ku socota Madaxweynaha kenya Uhuuru Kenyaata.
Halkanka ka dhegeyso:-