Thursday, September 5, 2013

NIN SIYAASIYA OO DANLE.


waxaan halkan doonyaa in aan inyar ka idhaahdo dad caadaystay amaay camal u noqotay nin siyaasiya oo danle inay dad u caayaan oo wuxuu yidhaahdo ama marka uu doonaayo inuu fushado dad kasoo dhex dhiga halkaas oo ay qaar dad waynaha ka midi aanay iska garanayn danta uuu leeyahay nin kan siyaasiga ahi oo uu dantiisa ku fushaanaayo hadhow markuu dantii uu lahaa uu gaadhana uuhalkaa kaga dhaqaaqaayo hadii uu waayo dantii uu leeyahayna uu dab ku guraayo oo odhanaayo inaga oor eer hebela waxaasaa laynagu diiday inaga laynama ogola oo uu dabadeedna halkaa fidmo ka dhaliyo waxaan doonaya in aan u sheego dad waynaha reer somaliland walaalayaal waynu dhaafnay xili siyaasi inagu guuro waynu dhaafnay xili qabyaaladeed xisbiyo iyo diqmuqraadiyad baynu yeelanay ee halaga waan toobo oo nin kii dadka dan u wada uun laha raaco nin kii danayste ahna aynu iska wada eegno inaga oo isku dhan wailaahi towfiiq




said dahir




milton keynes




e-mail: siciid3@hotmail.co.uk