(GNA) waxaa ilaa imika ay dawlada kenya hawlgalisay in ka badan 4000- kun oo askari wali wax war ah oo xaqiiqa ah lagama hayo dhismaha dadka ku afduuban iyo kooxdii halkaa weerarka ku soo qaaday dhismaha westgete waxaa ilaa imika ku hareereysan ciidan farabadan oo ay ku jiraan ciidan ajanabi,ah------ halkan si toos ah ugula soco
Gobanimonews.com waxa ay idiin diyaarineysaa dhacdooyinka dunida dacaladeeda ka dhacaya
Diyaariye:C/qaadir Askar
Gobanimonews.com