Sweden 03.09.2013 (GNA)- Waxaan halkan ka hambalyeynaayaa anoo ah Ayaan kamil Xusein walaashay Samsam Kamil Xusein iyo seygeeda Khalid oo gabadhi ay ugu dhalatay xalay ooy taariikhdu ahayd 02.09.2013, wadanka Sweden. Gabadhan yar oo lo bixiyey Caasha, habo ilaahay ha kaa dhigo gabadhii diinteeda dadkeeda iyo dalkeedaba wax weyn tarta aaamiin aaamiin aaamiin!!!
Waxaa kaloo halkan hambalyo ka diraaya dhamaan ilma Kamil Xusein: Safiya, Sitiin, Ikraan iyo dhamaan ilam Axmed Shiine: oo kala ah reer Maxamed Axmed Shiine, reer Siciid Axmed Shiine, reer Badri, reer Cabdiraxmaan, Ftxiya Axmed Shiine, Amina Axmed Shiine, Khadra Axmed Shiine, iyo Sucaad.
Oo dhamaantood ku kala nool wadamada Somaliland, Ethiopia iyo wadanka Sweden
Hambalyo hambalyo hambalyo
www.gobanimonews.com