Friday, September 6, 2013

Bas-ka aduunka ugu qaalisan uguna quruxda badan oo lasoo saaray:

(GNA) Warbaahinta Caalamka ayaa soo bandhigtay Sawirada gaadhi Bas ah oo la tilmaamay in uu yahay Baska aduunyada ugu quruxda badan sidoo kale ugu qaalisan marka la eego qiimaha uu ku fadhiyo.

Baskaan ayaa qiimihiisu yahay mid aad u sareeya waxaana lagu qiimeeyay lacag gaadheysa ilaa 2-Milyan oo Dollar , waana baska ugu qaalisan aduunyada sida la shaaciyay.

Inkastoo marka loo eego qiimaha gaadhigan uu yahay mid aad u qaali ah ayaa hadana markaad gudihiisa gasho waxaad ku qanceysaa in aad lacagtaa bixiso hadii aad awoodo oo lacag badan Bangi kuugu jirto.

Baskan ayaa ah guri dhameestiran oo laga helayo waxyaabo badan oo nolosha bini’aadamka muhiim u ah , waana tan keentay in Baskan uu noqdo kan ugu qaalisan uguna quruxda badan Basaska aduunyada yaala. baskan ayaa le adeegyada dunida maanta udaruuriga ah taas oo ah in uu leeyahay internet xawaarihiisu sareeyo waxa uu leeyahay taleefoon aanu khadkiisu kaa go,aayn meel walba oo aad dunida ka joogto.

waxaa saaran taagi biyood oo qaadaya ilaa 20-foosto oo biya ah waxaa dheer meshiinkii safeynayay biyaha waxaa dheer halka aad cuntada ku karsan la heyd oo casri ah iyo adeegyo badan oo caalamaiya

Warbaahinta Caalamka ayaa soo bandhigtay Sawirada gaadhi Bas ah oo la tilmaamay in uu yahay Baska aduunyada ugu quruxda badan sidoo kale ugu qaalisan marka la eego qiimaha uu ku fadhiyo.

Diyaariye:C/qaadir Askar

Gobanimonews-Stuff