Saturday, September 21, 2013

HAMBALYO, HAMBALYO, Cabdiqani Axmed Askar iyo Umulkhayr Yaasiin Ismaaciil oo Jimcihii Aqal galay


1.     Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan




2.     Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada JSL, Md. Maxamed Muuse Abees




3.     Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada JSL ee Arrimaha Bariga Md. Cali Sundule




4.     Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md. Axmed Saleebaan Dhuxul




5.     Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Md. Xasan Cabdi Madar




6.     Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne, Md. Cali Axmed Cali




7.      Xoghaynta Labaad ee Madaxweynaha Ifraax Aadan Cismaan




8.      Xoghayaha Madaxweynaha Md. Maxamed Warsame Xasan




9.     Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada        JSL,  Md. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)




10.                         Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Cabdilaahi Xarbi




11.                         La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Amaal Xaaji Axmed Miisaan




12.                         Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)




13.                         Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Md. Abshir Xasan Xaashi 




14.                         Xoghayaha gaarka ah ee Marwada koowaad- Sabaax Cali Diiriye




 




waxay Hambalyo Aroos  u dirayaan Boqorka, Cabdiqani Axmed Askar iyo Boqorada Umulkhayr Yaasiin Ismaaciil oo Aqal galkoodu ka dhacay 19/09/2013 Magaalada Hargeysa.




 




Waxaanay leeyihiin Noqda kuwii aqal galkoodu soo deg-dego ee ubad khayr-qaba kala hela.  AAMIIN       AAMIIN      AAMIIN       AAMIIN




Dhinaca kale, dhamaan bahda Gobanimo News Agency, waxay Hambalyo u dirayaan, Cabdiqani Axmed Askar iyo Boqorada Umulkhayr Yaasiin Ismaaciil oo habeen hore Arooskoodu ka dhacay magaalada Hargeysa.




Isku waara Ubad oo Kheyr ubad Kheyr qaba kala helo ayaanu leenahay.




Aamin ……..Aamin ……..Aamin