Wednesday, September 4, 2013

Bahda Gobanimonews oo tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Wariye Khadar Maxamed Cakulle iyo qoyskooda oo Aabahood Geeriyooday


Dhamaan Maamulka iyo Hawl-wadeenada  Mareegta Gobanimonews News Agency oo kala ah Tafaftiraha Guud Saleban Cabdi Cali (Kalshaale), Cabdiqaadir Ismaaciil Askar, Cabdishakuur Maxamed, Ibraahim Qaasim, Ibaarim Axmed Boosaaso, Deeq Cabdi Xirsi, Mustafe Boorama, Cabdiqani Cismaan, Yacquub Cabdilaahi, Axmed Muuse (Sakaaro) iyo dhamaan Hawl-wadeenada Mareegtani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Reer Maxamed Cakulle oo uu Aabahood Maxamed Cakuule ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa, laguna aasay Maanta.




Waxaanay si gaar ah uga tacsiyadaynayaa Geerida Marxuumka Wariye Khadar Maxamed Cakulle oo uu ahaa Aabihii  iyo dhamaan Bahda Saxaafadda Somaliland.




Waxaanu marxuumka ILAAHAY UGA BARYAYNAA INUU NAXARIISTII JANO KA WARAABIYO ,DHAMAAN INTII UU KA BAXAYNA SAMIR IYO IIMAAN SAADIQ AH KA SIIYO.




Aamin………..Aamin …………Aamin




INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.