Suxufiga Cabdi Cismaan Almis oo dhawaan ku dhawaaqay inuu u ordayo Mudane Baarlaman Doorashooyinka sanadka dambe, ayaa Madaxweynaha Somaliland iyo goleyaasha kale ee Qaranka ee arrimaha Doorashooyinku khuseeyaan ugu baaqay inaan Dib u dhac ku iman Doorashooyinka.
Almis ayaa sidoo kale shacbiga reer Somaliland, siiba waxa uu ugu yeedhay Taageerayaashiisa fariin u diray. Halkan hoose ka daawo: