Thursday, October 23, 2014

habacsanida shacbiga burco iyo hadimooyinka shirkada laydhka ee Heco

qore: cabdi sugaal jibriil

[caption id="attachment_93086" align="alignleft" width="300"]Dadka oo lugtooda isaga gooshaya Magaalada Dadka oo lugtooda isaga gooshaya Magaalada[/caption]

waxaa inoo socday qormadii aan kaga hadlaynay shirkada oo ah dulmiga ay shacabka ku hayso

tashacbiga marka laga yimaado  waxaan arkay shaqaalaha shirkada oo tacadi lagula kacayo nin shaqaalaha kamida

oo laleeyahay waxaa uu xaday laydh taasina maaha wax shaqaalahu geeyaan

shaqaalaha shirkada waxaan ugu baaqaynaa inay iskaga tagaan maadaama aan lagu tix galinay shqadooda

waxaana aad ugu mahadnaqayaa intii shaqada iskaga tagtay waxaad arkaysaa waxyaalo badheedh ah oo ay ku kacayso shirkadu hadaan qodobo kasoo qaato

waxaa soo siyaadaysa in qofkii guriga kaguuray lacagtiisii noo keeen taasinawaa dulmi cadaana

in magaaladasadex meelood marka lagadhigo 3meelood meel dablaahadahay dabkana looga jarayo lacag aad uyar oo illaa20$illaa15$ taasina waa fal aad uxun shacbiga waxaan ugu baaqayaa in ay leelaydhkale imanayo iska xidhaan solarka wax kasta oo ay kaga fogaanayaan shirkadaas  waa inay sameeyaan ahaan mayso sidaa waxa {illaahay} keenidoonaa nasri ay kunastaa shacabku

waxaad arkaysaa wadooyinkii oo madoob waxaana ku tilmaami karaa shilinka qaado mooyee hadanayn gobolka

arki maysid  horumarinta wadanka  meel aykaga jirto wadanka waxaad arkay shirkada telesom iyo somtel  iyo shirkado maalka shanaya wadanka ayaad arkaysaa  laakiin tani waxay taqaanaa shilin keeda

waxaanugu baaqayaa xukumada somaliland oo aytahay shaqadii  loo igmaday  inay kasoo gaadhaan shacbiga   oo ah shacbigii doortay  shicibkoo dareenkoodu kujiro dawlada

iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyey  tacadiigii shirkadu  ay kula kacday dadka danyartaa ah  iyadoo cidina udaneenayn

shacbiga marlabaad iyo marsadexaadba  waxaanugu baaqayaa  guntiga dhiisha iskaga dhigaan  oo ay iska celiyaan shirkada sidii shacbiga hore looga bartay inay yihiiinshacbi neceb gumaysiga

way noo socon doontaa qormadani sidii aan horaba idinku balan qaaday  markasta waxaan diyaar u ahay baraarujinta shacabka reer burco waxaan idinku boorinayaa  reer kiii ama meheradii dabka laga jaro in aad so qaadataan solar si aan idinkugu xidhno si mutadawacnimaa                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                 ;                                                                                                                                                                                                                                                                                                                                      waxaa qarmadan qoray cabdi sugaal jibriil

waxaanad ka heli kartaan ciwaanadab

cabdi_casiis9@