waxaanu gudoomiyaha jiidali ku baaqay in mudaharaad salmi ah oo lagaga soo Horjeedo mudo kordhinta ay doonayso xukuumada ay sameeyan dhalinyarada somaliland .
Gudoomiyaha oo Rakaadnews telefoonka kula soo xidhiidhay ayaa yidhi''waxaan taageerayaa mudaharaadka salmiga ah ee ay ku baaqeen ururka Gurrmad iyo jiidali ee ay kaga dhawaaqeen Boorame, waxaan leeyahay dhalinyaradu mudaharaad salmi ah haysagu soo baxaan dhalinta gobolada bari,Saaxil,Togdheer ,sanaag,oodawyane,waxaana mudaharaadkaas aanu kaga soo horjeednaa,iibka wershada laydhka ee berbera iyo mudo kordhinta ay doonayso Xukuumadu, waan hambalyaynaynaa dalada guud Gurmad ee aay ku midoobeen awdal iyo selel.”ayuu yidhi.
Axmed Muuse Maxamed
Gobanimonews
Burco Office
Email: Axmedmm9@hotmail.com