[caption id="attachment_100215" align="alignleft" width="300"] Xildhibaan Cali Barre iyo cabdiraxmaan dheere[/caption]
Hoos ka dhegeyso Eeddeyntii ugu cuslayd oo loo jeediyay Guddoomiyaha Baarlamanka
Hargeysa(GNA)-Mudaneyaal ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Guddoomiyahooda ku eeddeeyay inuu galay Khiyaamo Qaran oo uu Maamuus ka xayuubin ku muteysan karo.
waxa ay sheegeen in Fadhiga Golahooda laysugu yeedhay Sabtida soo socota ay keenayaan Maamuus ka xayuubin ka dhan ah Guddoomiyaha Golahaasi.
Xildhibaanadan oo Magacyadooda iyo hadaladdoodaba aad halkan hoose ka dhegeysan doontaan, ayaa waxay mahad naq u jeediyeen Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo ay uga mahad naqeen dib u soo celinta Xeerka Diwaan-gelinta Medeniga ah, kaasoo sida ay sheegeen loo gudbiyay xeer aan ahayn kii Golahoodu ansixiyay.
Halkan hoose ka dhegeyso:
[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/garabka-muxaafidka.mp3"][/audio]