Puntland ma awood bay isbiday waatan is xanbaboortaye wakhtigan la joogo sow tii ka carowday 7 sano ka hor waxaan odhan laha qarankani uu ka sii xoog badan yahay wakhtiigii aa ka durduriseen ee hubsada yaydaan ku jabin goobta e
Awaay khaatumo ma waxaa liqay ibna shire waxaan odhan lahaa adna yaan lagu liqinEe edebso Sool waa gobol qadiimiya maha gobol layskaga hmiyo ma jirto dowlad aan ku jabin Somaliland mooyaane Maxaa u fududeeyay Somaliland qabsashada gobolka sool?
Dadyowga dega gobolada kale ee Somaliland iyo heer sool way is fahmayaan laakiin heer garoowe waabay gumaystaan iska daa inay u arkaan dadyow la midee
Ugu danbayn ma isleedayahay puntland waxay gaysan kartaa xataa wuxun khasare ah?
Waxaan odhan lahaa way iskala tuuraysaa mana gaysan karto wax khasaare ah.
Qalinkii: Axmed Xaaji ismaciil