Sidoo kale waxa lagaga hadlay Kulanka dib u eegista dhammaan maamulka hey’adaha Xukuumadda, Tayeenka Shaqaalaha dowladda, iyadoo maamul suuban lagu hogaaminayo howlahaasi.
Raysal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo Kulanka ka hadlay ayaa agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha dowladda kula dardaarmay iney si wanaagsan Shaqadooda u gut
Kulankan oo ah kii labaad ee si toos ah u dhaxmara Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda iyo Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Dowlada ayaa fursad siinaya Tayeenta maamulka hey’adaha dowladda,iyadoo Xukuumadda todobaadkii hore ay ku dhawaaqdey ololaha la dagallanka Musuq-maasuqa.
gobanimonews
Muqdisho office