Daawo: Waraysi xaasaasi ah oo Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland lala yeeshay oo u ku sheegay inuu madaxweynenimo ku hamiyayo.Muuqaal
London(GNA)-Wasiirka Arrimaha Dibada somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa lala yeeshay Waraysi dheer oo uu kaga hadlayo arrimo badan oo la xidhiidha shaqada wasaaraddiisa, cadaadiska Xukuumadda ee Xisbiyada, Shirka dooddan, xadhiga Saxaafadda iyo damaciisa siyaasadeed ee mustaqbalka dhow.
Waraysigaasi oo la yeeshay Telefishanka Somali Chanel, ayuu ku sheegay inaanay Guddoomiyaha Kulmiye u sharaxnayn, laakiinse wuxuu muujiyay in han madaxweyne ku jiro.
“Annigu iminka uma sharaxni guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye “ayuu ku yidhi waraysigan.
Habada Daawo isagoo dhamaystiran:-