Friday, December 6, 2013

Maxay diinta Islaamku ka qabtaa dilka noocan ah? video


06.12.2013 (GNA) -Daawade hadii aad da yar tahay ama qof calool nugul tahay ha isku dayin in aad daawatid videogan soo socda.




adex nin oo carab ah oo iska xoogsato ah wadana baabuurta loo yaqaano tareele, yaa niman iska dhul jiif ah usoo galay jid laami ah oo ku yaala badhtamaha saxaraha Libya ka ugaadhsada dadka.




Nimankan ya mid mid looga soo tajiyey baabuurtay wadeen lana soo fadhiisiyey dhulka, taasoo mid mid loo weydiiyey muslim miyaa tihiin ahan sunna mise shica, nimankii iyagoo cabsanaaya yey ku jawaabeen muslim sunna, kadibna waxaa la weydiinayaa maad tukataan haabay ku jawaabeen.




Hadaba mid mid yaa loo weydiinayaa aadaan dhamays tiran ku aadaa, nimankii aadaankii may dhamays tirin sadex diiba. Waxaa kaluu weydiinayaa maa tukataan? salaada fajar waa imisa rakco, mid baa ku jawaabay waa sadex (3) midkalaa isna yidhi waa shan (5)  midkii kalena wuxuu yidhi waa sadex (3) subxaanallaah.....




Nimankii yaa laso dhaqaajiye si loo toogto wuxuu yidhi fadhiista xagan oo sii jeesta, mid yaa xoogaa cabsi gashay kiina dhirbaaxaa lagu sii jeedinayaa oo bartiibaa lgu tooganayaa si arxan daro ah.




                    riix video




 








 




 




 




Www.gobanimonews.com