Muqdisho(GNA)-Xildhibaano kala Taageersan Madaxweynaha Somaliya iyo Raysal-wasaare Saacid ayaa dareenkooda ka dhiibtay qaabka ay u arkaan ridista Xukuumadda Saacid shirdoon.
Xildhibaanada ayaa qaarkood Madaxweynaha ugu duceeyeen inuu waafajiyo soo xulida reysal-wasaare wax qabta iyo xukuumadd tayo leh.
Laakiinse qaar kale ayaa ka soo horjeestay oo tilmaamay inaanay somaliya waligeed dhaafeyn xukuumad la bedelo.
Hadaba halkan ka Daawo Waraysiyo UNIVERSAL TV Taleefoonka kula yeesheen Xildhibaanada qaar markii codeyntu dhamaatay maanta.