Borama(GNA) Oday dhaqmeedka,waxgaradka iyo aqoonyahada reer awdal ayaa waxa ay kulan xoog waraysi ah ay la yeesheen madaxdii hore awdal state oo maalmihii uu danbayey ku sugnaa magaalada borama iyaga oo ay kulankana ay gooob joog ay ahaayeen wasiirku ku xigeenka wasaarada qorsheynta qaranka iyo maayir ku xigeenka degmada borama..
Geesta kale masuuliyiintii hore awdal state ayaa waxa kale oo ay kulan ay la yeesheen haweenka kale duwan ee Gobolka awdal iyaga oo ay kulanada ay la yeelanayaan qaybaha kale duwan ee bulshada reer awdal ay salka ku haysaa sidii ay wax uga oga’aan lahaayeen xalada Gobolka iyo sidii looga wada shaqyn lahaa horumarka,nabada iyo aqoonsiga Somaliland..
Gobanimo news.com
Borama/somaliland